skip to content
Primary navigation

Caymis Gal

Waxaad codsan kartaa wakhti kasta oo sanadka ah si aad u aragto in aad isticmaali karto MNsure si aad isugu diiwaangeliso caymis caafimaad. Waxa kale oo aad ogaan doontaa in aad u qalanto caawimo maaliyadeed si aad u bixiso kharashka caymiska.

Wakhtiga sanadka ee aad isdiiwaangelin karto waxay ku xiran tahay nooca caymiska ee aad u qalanto. Fiiri goorta ay tahay in la isdiiwaangeliyo.

Waxaad ku heli kartaa caawimo bilaash ah luqadaada aad doorbidayso oo uu kugu caawiyo khabiir wakhti kasta inta hawsha lagu jiro.

Ma markii ugu horraysay baad dalbanaysaa? Waa kuwan tillaabooyinka aasaasiga ah:

back to top