1. Is barbar dhig oo qiyaas
Hel qiyaasid degdeg ah si aad u aragto in aad u qalmi karto caawimo maaliyadeed oo ku salaysan tirada iyo dakhliga qoyskaaga:
- Tilmaamaha Dakhliga ee Kaydsiga Kharashka Daryeelka Caafimaadka iyada oo loo marayo MNsure (2025) (PDF)
- Tilmaamaha Dakhliga ee Kaydsiga Kharashka Daryeelka Caafimaadka iyada oo loo marayo MNsure (2024) (PDF)
- Qalabka Isbarbardhiga Qorshaha Caymiska MNsure (Ingiriisi iyo Isbaanish kaliya)
Si aad u heshid go'aan rasmi ah oo ku saabsan u qalmitaankaaga caawimada maaliyadeed waxaad u baahan doontaa inaad ka codsato MNsure oo aad doorato arjiga leh kaalmo dhaqaale.