Dukuminti la turjumay
Soo wac 651-539-2099 ama 855-366-7873 si aad u hesho caawimo luuqadaada ah ama si aad u hesho macluumaadka xiriirka caawiye MNsure-aqoonsantahay oo ku hadla afkaaga.
- Hel kaalmo caafimaad oo la awoodi karo adigoo u maraya MNsure (PDF) (MNsure Brochure)
- Tilmaamaha Dakhliga ee Kaydsiga Kharashka Daryeelka Caafimaadka iyada oo loo marayo MNsure (2025) (PDF) (2025 Income Guidelines)
- Tilmaamaha Dakhliga ee Kaydsiga Kharashka Daryeelka Caafimaadka iyada oo loo marayo MNsure (2024) (PDF) (2024 Income Guidelines)
- Muddada Isqorista Gaarka ah (PDF) (Special Enrollment fact sheet)
- Miyaad wayday caymiskaagii caafimaad ee shaqadaada? (Loss of Coverage Special Enrollment Period fact sheet)
- Arjiga Caymiska Caafimaadka (PDF) (Application for Health Coverage)
- Arjiga Caymiska Caafimaadka iyo Caawimadda Bixinta Kharashka (PDF) (Application for Coverage with Financial Assistance)
- Dheeraadyo la Socda Arjiga MNsure ee Caymiska Caafimaadka iyo Caawimaadda Bixinta Kharashka (DHS-6696) (PDF) (Supplement to the Application for Coverage with Financial Assistance -- for MA)
- Foomka Codsiga Akoonka (PDF) (Account Request Form)